Antécédents

Les buts du programme

Principes directeurs:

L’ approche

Structure organisationnelle

Le Comité directeur

Financement/ Contributions

La composante de recherche du programme

Nos services

Recherche et publications

Bulletin

Vous voulez aider?

Emplois disponibles

Ressources pour parent

Ressources pour enfants

 

Politique anti produits parfumés

Pour nous rejoindre
welcome-french
22-1485 rue Heatherington Rd. Ottawa, Ontario K1V 8Z4 - 613-523-2223
 
 
English-French
       
       
English Summary-french
Spanish Summary-french
Arabic Summaryfrench
Somali Summary-french

South-East Ottawa Better Beginnings Better Futures


Bilowga Fiican Mustaqbalka Wanaagsan ee Koonfur- Bari ee Ottawa

Maxay tahay Bilowga Fiican Mustaqbalka Wanaagsan(BFMW)?
BFMW waa barnaamij ku salaysan beesha oo taageero u sameeya waalidiinta iy xannaaneeyaha haysata carruurta da’doodu tahay 0 ilaa 5 iyo haweenka uurka leh ee ku nool xaafadaha Heatherington/Albion/Ledbury/Fairlea ee Koonfur-Bari ee Ottawa.
BFMW waa barnaamij hoos yimaadda Golaha Caafimaadka ee Beesha Koonfur Bari ee Ottawa

Dhammaan barnaamijyadu waa lacag la’aan
Maxay yihiin barnaamijyada iyo adeegyada ay sameyso BFMW?


• Kalkaaliye Caafimaad
• Booqashada qoyska
• Cayaaro kooxeed
• Dabaaldegga munaasabadaha beesha
• Nafo siinta
• Xidhiidhinta beesha
• Arrad-tirka iyo dharka


Xaggee ku taalla BFMW?
Guriga Beesha Cayaaro-Kooxeedka

1495 Heatherington Road
Ottawa, ON K1V 8Z4 (In the Albion Heatherington
Telephone: 613-523-2223 Golaha Beesha)

Guriga Beesha
22-1485 Heatherington Road
Ottawa, ON K1V 8Z4 (In the Albion Heatherington
Telephone: 613-523-2223 Golaha Beesha)


Waqtigee furan tahay BFMW?
Guriga Beesha wuxuu furan yahay laga bilaabo 8:30 a.m. ilaa 4:30 p.m. maalmaha Isniinta ilaa Jimcaha.

Arrad-tirka iyo dhar bixintu waxay furan tahay maalmaha Isniinta iyo Talaada laga bilaabo 9 a.m ilaa 4 p.m.

Guriga Beesha waxa laga bixiyaa rooti maalinta Jimcaha 12:30

Cayaaro kooxeedku wuxuu furan yahay maalmaha Isniinta iyo talaada laga bilaabo 9:30 a.m ilaa 11:30 a.m. iyo maalmaha Arbacada iyo Jimcaha laga bilaabo 9:30 a.m. ilaa1. p.m.

BFMW waa goob ka xarriman udugga, fadlan ha soo marsan barafuun iyo waxyaabaha udugga leh, waayo dad badan ayaa xasaasiyad leh.

 

scent_free-french